Raisul Wasaare Johnson oo caawa loola cararay Isbitaal ku yaalla London

Ra’iisal Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa caawa la dhigay Isbitaal ku yaala Magaalada London si baaritaan loogu sameeyo calaamaha joogtada ah ee Coronavirus. Ra’iisal wasaaraha ayaa 10 maalood ka hor laga helay Cudurkaas, waxuuna u muuqdaa nin waqti kasta xaaladiisu sii xumaanayso. Waxaa la sugayaa laba arrimood midkood oo ah in cisbitaalka lagu sii hayo … Continue reading Raisul Wasaare Johnson oo caawa loola cararay Isbitaal ku yaalla London